Warka Khamiis - 10 Maarso 2022 Source: SBSWararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo qafiifinaysa xanibaadaha coronavirus.Dawlada Australia oo lagu amray inay magdhow siiso dad magangalyo doon ah kadib markii macluumaadkooda gaar ah banaanka la soo dhigay.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo qafiifinaysa xanibaadaha coronavirus.Dawlada Australia oo lagu amray inay magdhow siiso dad magangalyo doon ah kadib markii macluumaadkooda gaar ah banaanka la soo dhigay.