Warka Jimco - 4 Maarso 2022 Source: SBSWararka maanta waxaa ka mid ah: Dawlada Qatar oo sheegtay inay ka xun tahay dhibaatada ay mareen haween si xun jirkooda loogu baaray garoonka diyaaradah Doha.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dawlada Qatar oo sheegtay inay ka xun tahay dhibaatada ay mareen haween si xun jirkooda loogu baaray garoonka diyaaradah Doha.