Wararka SBS Somali Jimco 04 Sebtember

Source: AAP
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Golaha qaranka oo inta badan isku raacay in xadadka gobolada la furo marka la gaaro ciida Christmas-ka. Victoria oo laga diiwaan galiyay 81 kaysas coronavirus ah.
Share
Source: AAP