Warka Arbaco -20 April 2022 Source: SBS SomaliWararka maanta waxaa ka mid ah: 800 oo qof oo deggan xaafadaha woqooyiga Melbourne ayaa laga codsaday inay iskarantiilaan. Doodii ugu danbaysay ee musharaxiinta madaxweyne ee dalka Maraykanka oo Donald Trump iyo Joe Biden fooda isku dareen.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: 800 oo qof oo deggan xaafadaha woqooyiga Melbourne ayaa laga codsaday inay iskarantiilaan. Doodii ugu danbaysay ee musharaxiinta madaxweyne ee dalka Maraykanka oo Donald Trump iyo Joe Biden fooda isku dareen.