Wararka SBS Somali Jimco 26 June

Source: SBS
Wararka waxaa ka mid ah: Dadka dalka dibadiisa ka soo safra oo labo jeer laga baarayo COVID-19. Kulanka golaha qaran oo lagu go'aamiyay in xanibaadaha lasii qaado. Australia iyo NZ oo ku guulaystay in tartanka kubadda cagta aduunka haweenka lagu qabto 2023.
Share