Warka Arbaco -20 April 2022 Source: SBS SomaliWararka maanta waxaa ka mid ah: Queensland oo dawlada federalka ah ka codsatay in la sii dheereeyo waqtiga lacagta Jobkeeper ay soconayso. Gobolada dalka oo xadadkooda isu furaya.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Queensland oo dawlada federalka ah ka codsatay in la sii dheereeyo waqtiga lacagta Jobkeeper ay soconayso. Gobolada dalka oo xadadkooda isu furaya.