Wararka SBS Somali Maanta Khamiis 18 May

Source: SBS
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaska coronavirus oo kusii badanaya gobolka Victoria. Shaqo la'aanta Australia oo korortay iyo hogaamiyaha xisbiga Laborka oo canaantay mid ka mid ah xildhibaanadiisa.
Share