Wararka SBS Somali Talaado 08 Sebtember

ABC journalist Bill Birtles and Australian Financial Review journalist Michael Smith. Source: ABC/Twitter
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Labo suxufiyiin Australian ah oo dib ugu soo laabtay Australia kadib markay ka soo baxsadeen China. Victoria oo arimaha dabagalka xanuunka ka baranaysa NSW.
Share