Wararka maanta waxaa ka mid ah: Lacagihii lagu kabayay lacagaha la siiyo dadka shaqo raadiska ah (jobseeker) ayaa waqtiga ay soconayaan la kordhiyay. Aduunkan neefta ayaa ka soo baxday kadib markii lagu dhawaaqay Talaal VOCID-19.