Wararka SBS Somali Talaado 11 May

Warka Arbaco -20 April 2022 Source: SBS Somali
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Nin reer Victoria ah oo soo dhamaystay 14 maalmood oo karantiil oo laga helay COVID-19. Miisaaniyada caawa oo laga filayo in maalgalin lagu bixiyo Haweenka, xanaanada caruurta, dadka naafada ah iyo xanuunada dhimirka.
Share