Wararka SBS Somali Talaado 15 Sebtember

Scott Morrison, Prime Minister of Australia (L) and Antony Albanese, Leader of the Opposition Source: AAP
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo markii ugu horaysay in mudo ah aan qofna ugu dhiman coronavirus. Hogaamiyaha mucaaradka oo ku booriyay RW Scott Morrison inuu caawiyo dadka Australianka ah ee dalka dibadiisa ku xaniban.
Share