Wararkii u danbeeyay ee ololaha doorashada Australia

스콧 모리슨 연방총리와 앤소니 알바니지 당수가 첫 TV 토론회를 펼쳤다. Source: AAP Image/Lukas Coch/Mick Tsikas
Wararkii u danbeeyay ee ololaha doorashada Australia oo xawli ku socda. Maxaa ka jira in dadka cayrta qaata lacagtooda lagu shubayo kaar aysan lacag kaash ah kala bixi karin. Halkan ka dhagayso.
Share