Saciid Same Ibraahim Source: TalentAqoonyahan Saciid Same Ibraahim, ayaa sheegay inuu qoray warbixin-cilmiyeed ku saabsan sidii Soomaaliya ugu gudbi lahayd hab-dowladeed ay kaga bixi karto dhibaatooyinka siyaasadeed ee ragaadiyey. Xalalka uu soo jeediyey waxaa ka mid ah 5 madaxweyne oo isku awood ah, xilkana meeraysta….DHEGAYSO
Aqoonyahan Saciid Same Ibraahim, ayaa sheegay inuu qoray warbixin-cilmiyeed ku saabsan sidii Soomaaliya ugu gudbi lahayd hab-dowladeed ay kaga bixi karto dhibaatooyinka siyaasadeed ee ragaadiyey. Xalalka uu soo jeediyey waxaa ka mid ah 5 madaxweyne oo isku awood ah, xilkana meeraysta….DHEGAYSO