SKIP TO MAIN CONTENT

Waraysi: Keyf Maxamed oo Ka Warraymaysa Buug ay Qortay Si Carruurta Loogu Baro Af-Soomaali

Kief Mohamed - Author of Learn With Little Sara
Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.

Dhegeyso Waraysiga Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.


Published

Updated

By Abdinur Ismail

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS


Skip to podcast episode content

Dhegeyso Waraysiga Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.


Kief Maxamed waa gabadh Soomaaliyeed oo deggan magaalada Sydney. Keyf waxay dhowaan qortay buug ay ugu talo-gashay in carruurta yarar ee Soomaaliyeed ee ku dhalata waddamada Ingriisida lagaga hadlo, sida Austarlia oo kale, lagu baro qoraalka iyo akhriska Af-Soomaaliga. 

Kief Mohamed - Author of Learn Somali With Little Sara

Buuggan oo magaciisa la yiraahdo “Learn Somali With Little Sara” wuxuu ka kooban yahay labo qaybood, wuxuuna kana bilaabma alif-beetada Afsoomaliga.

Waxaan jeclaan lahaa in waalidiintu ay ku baraarugaan in ilmaha yaryar guriga looga bilaabo ku hadalka Af-Soomaaliga
Kief Mohamed

Xarfaha alif-beetada qudhooda, eray ka bilaamba xaraf kasta, iyo naqashad muujinaysa macnaha eraygaas ayaa ku xardhan bogagga buugga. Kief waxay sheegtey inay ku xejin doonto buug kale oo heer sheekeeysi ah.

Learn Somali With Little Sare by Kief Mohamed

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now