Waraysi: Madaxa xarunta AMSSA Cabdirashid Hashi

Source: Facebook
Xarunta AMSSA waxay door lixaad leh ka qaadatay gurmadkii loo fidiyay dadkii degganaa saraha dhaadheer ee Flemington iyo North Melbourne. Gudoomiyaha xarunta ayaa ka jawaabaya su'aalo ku saabsan wax qabadkooda, dhaliilo loo jeediyay iyo maamulka guud ee xaruntan muhiimda u leh bulshada.
Share