Waraysi: Qoyska Mucad Aadan oo ahaa qofkii ugu yaraa ee ku dhintay weerarkii Christchurch

Source: Supplied
Aabe Aaadan Ibrahim Diiriye iyo Luul Aadan oo nooga waramay dareenkooda xukunka lagu riday Brent Tarrant oo 51 qof ku dilay Masaajidada Christchurch. Aadan Ibrahim waa Aabaha Mucad Ibrahim oo 3 jir ahaa oo ku dhintay weerarka.
Share