Waraysi: Saalah Du'aale - Dagaalka Somalida iyo Canfarta Ethiopia

Source: Saalah Duale
Saalah Du'aale Miguil - Melbourne, ayaa si faahfaahsan uga warramaya dagaallada la sheegay inay geysteen khasaare nafeed iyo maalba ee u dhexeeya ciidamada dowlad-deegaanka Canfarta Ethiopia iyo Soomaalida deggan Galbeedka Gobolka Siti, ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia.
Share