Waraysi Siyaasadda Soomaaliya - Aqoonyahan Mohamed Ibrahim

Source: SBS Somali
Aqooyahan Mohamed Ibrahim oo waqtigan cilmi baadhid ku samaynaya jaamacadda University of Melbourne, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan is-qabqabsiga Siyaasadda ee madaxda Somalia.
Share