Warka Khamiis - 10 Maarso 2022 Source: SBS112 keys oo COVID-19 ayaa laga xaqiijiyey Sydney 24kii saac ee u dambeeyey. Dowladda federaaliga ahina taageero agab caafimaad ayay u fidisay NSW. Primiyeeradda QLD ayaa iyana shacabkeeda ku maqan NSW ugu baaqday inay soo laabtaan. Victoria-na waxaa NSW uga soo laabtay qoys qaarkood COVID-19 qabaan.
Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
112 keys oo COVID-19 ayaa laga xaqiijiyey Sydney 24kii saac ee u dambeeyey. Dowladda federaaliga ahina taageero agab caafimaad ayay u fidisay NSW. Primiyeeradda QLD ayaa iyana shacabkeeda ku maqan NSW ugu baaqday inay soo laabtaan. Victoria-na waxaa NSW uga soo laabtay qoys qaarkood COVID-19 qabaan.