SKIP TO MAIN CONTENT

Warka Talaada 17 Juun 2021

pfizer vaccine
Source: Artur Widak/NurPhoto via Getty Images

Tallaalka Pfizer ee COVID-19 ayaa hadda loo fasaxay dhammaan dadka da'doodu ka yar taahay 60 sannadood. Labo qof oo dhimashadooda lala xidhiidhiyey tallaalka AstraZeneca iyo shakiga bulshada qaarkeed ayaa sababay in khubarada caafimaadku ku taliyaan wax ka beddelka shuruudihii hore ugu xidhnaa labada nooc ee Pfizer iyo AstraZeneca.

Published

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Tallaalka Pfizer ee COVID-19 ayaa hadda loo fasaxay dhammaan dadka da'doodu ka yar taahay 60 sannadood. Labo qof oo dhimashadooda lala xidhiidhiyey tallaalka AstraZeneca iyo shakiga bulshada qaarkeed ayaa sababay in khubarada caafimaadku ku taliyaan wax ka beddelka shuruudihii hore ugu xidhnaa labada nooc ee Pfizer iyo AstraZeneca.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now