Warka Jimco - 4 Maarso 2022 Source: SBSVictoria ayaa laga helay saddex caabuq uu cusub 24kii saacadood ee ugu dambeey. Dowladda ederaalkuna waxay hadda gorfaynaysaa inay si sharci ah ugu khasabto shaqaalaha guryaha xannaanada dadka waaweyn iyo kuwa naafadaa ahi inay iska tallaalaan COVID-19. Ustaraaliyana waxay soo xidhay safaaraddeedii Kabul ammaan darro awgeed.
Victoria ayaa laga helay saddex caabuq uu cusub 24kii saacadood ee ugu dambeey. Dowladda ederaalkuna waxay hadda gorfaynaysaa inay si sharci ah ugu khasabto shaqaalaha guryaha xannaanada dadka waaweyn iyo kuwa naafadaa ahi inay iska tallaalaan COVID-19. Ustaraaliyana waxay soo xidhay safaaraddeedii Kabul ammaan darro awgeed.