SKIP TO MAIN CONTENT

Warkii Isniinta 12 April 2021

SBS Somali News
Warka Khamiis - 10 Maarso 2022 Source: SBS

Xisbiga Labour-ka ayaa dowladda dhexe ku boorriyey inay mar labaad qabtaan yoolka dhammays tirka tallaalka. Victoria ayaan weli dib u bilaabin tallaaladdii, halka Queensland sheegeen inuu sidiisii u socdo, aan ka ahayn kala beddelka tallaalada ee dadka konton sano ka yar iyo kuwa ka weyn. Qaybo ka mid ah Western Australia-na waxaa ku dhuftay duufaankii ugu xoog weynaa ee soo mara muddo afartan sannadood ah.

Published

Updated

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Xisbiga Labour-ka ayaa dowladda dhexe ku boorriyey inay mar labaad qabtaan yoolka dhammays tirka tallaalka. Victoria ayaan weli dib u bilaabin tallaaladdii, halka Queensland sheegeen inuu sidiisii u socdo, aan ka ahayn kala beddelka tallaalada ee dadka konton sano ka yar iyo kuwa ka weyn. Qaybo ka mid ah Western Australia-na waxaa ku dhuftay duufaankii ugu xoog weynaa ee soo mara muddo afartan sannadood ah.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now