Caruurta laga kaxeeyo qurbaha oo dib loogu celiyo Africa ama dal Muslim ahaa inta badan dib ayaa loo soo celiyo waxyar kadib, maxaa sababay? Waxaa nooga waramay aabe caruutiisa sanado kusoo hayay Kenya haddana dib ugu soo celiyay Australia.