Police speak to a driver at a road block near the Queensland-NSW border. Source: AAPRaage Cabdi ayay boolisku sheegeen inuu iska furay qalab lagula soconayo dhaqdhaqaaqiisa taaso qayb ka ahayd sharuudo xabsi looga soo daayay. Waxay boolisku hadda sheegeen in ninkan dhintay lala xariirinayo maydka lamaane waayeel ah oo laga helay gurigooda oo aan ka fogayn halka Raage ku noolaa.
Raage Cabdi ayay boolisku sheegeen inuu iska furay qalab lagula soconayo dhaqdhaqaaqiisa taaso qayb ka ahayd sharuudo xabsi looga soo daayay. Waxay boolisku hadda sheegeen in ninkan dhintay lala xariirinayo maydka lamaane waayeel ah oo laga helay gurigooda oo aan ka fogayn halka Raage ku noolaa.