Hamas and Islamic Jihad militants in Gaza have agreed to a cease-fire with Israel. (AAP) Source: AAPMasar iyo Qatar ayaa ka shaqeeyay xabad joojin la dhexdhigay Isreal iyo Falatiiniyiinta kadib 11 maalmood oo dagaal socday. Madaxweynaha Maraykanka iyo xoghayaha QM ayaa ka mid ah dadka soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta.
Masar iyo Qatar ayaa ka shaqeeyay xabad joojin la dhexdhigay Isreal iyo Falatiiniyiinta kadib 11 maalmood oo dagaal socday. Madaxweynaha Maraykanka iyo xoghayaha QM ayaa ka mid ah dadka soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta.