Xaflada qalinjabinta SAFA oo lagu qabtay Melbourne
Xaflada qalinjabinta SAFA oo lagu qabtay Melbourne

SAFA oo qabatay xaflada qalinjabinta.
Urur SAFA ayaa xafaldii 13 aad ku qabtay Melbourne oo ay dad ku gudoonsiiyeen shahaadooyin. Waxaa nooga waramay arimaha xaflada iyo ururka Liban Yusuf oo madax ka ah ururka SAFA.
Share