Waxaa Magaalada melbourne lagu qabtay xaflad sagootin iyo dhiiraglin ah oo loo qabtay Mohamed Saciid Faroole oo dhawaan loo magacaabay wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland.
Xafladda Sagootinta Wasiir Mohamed Saciid Faroole
Share





