Xagee macalimiintu uga jiraan safka talaalka?

Representational picture of students going to school in Australia. Source: AAP
Kooxo u dooda macaliimta iyo ardayda ayaa dawlada ku boorinaya in talaalka ay ka noqdaan dadka ugu horeeya si looga baaqsado in iskuulada mar kale la xiro.
Share