Thousands of tents are forming one of three refugee camps in Dadaab, Kenya, 04 August 2011. Source: AAP Image/EPA/BORIS ROESSLERQaxootiga deggan xerada Dhadhaab ayuu xanuunka coronavirus oo caalamka ku faafay saamayn ku yeeshay. Suxufi Ahmednoor Yogol ayaa ka waramaya caqabadaha haysta qaxootiga.
Qaxootiga deggan xerada Dhadhaab ayuu xanuunka coronavirus oo caalamka ku faafay saamayn ku yeeshay. Suxufi Ahmednoor Yogol ayaa ka waramaya caqabadaha haysta qaxootiga.