Xiisada Laascaanood oo siyaaba kala duwan looga hadlay
Xiisada colaadeed ee ka jirtay magaalada Laascaanood ayaa siyaaba kala duwan looga hadlay. Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud, ayaa ka hadlay. Waxaa kaloo ka hadlay odayaal dhaqameedyada dhinacyada Laascaanood iyo Hargaysa. sidoo kale waxaa ka hadlay Beesha Caalamka.
Share