Xiisada u dhaxaysa China iyo Australia oo ka sii daraysa

The Department of Foreign Affairs and Trade upgraded its travel advisory amid escalating tensions between Australia and China. Source: AP
Dawlada Australia ayaa canbaaraysay sawir been abuur ah oo sarkaal ka tirsan China oo barta twitterka dhigay. Sawirka ayaa muujinaysa askari Australian ah oo mindi cunaha uga haya ilmo yar oo Afganistan ah.
Share