Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Xildhibaan Maxamed weli Axmed oo ka codsaday dawlada Australia inay ka qayb qaadato gargaarka abaaraha

Mohamedweli.jpg

Source: SBS / Mohamedweli

Maxamed weli Axmed oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa ka codsaday dawlada Australia inay qayb ka qaadato gargaarka loo fidinayo dadka abaaraha ba'an ee ka taagan Soomaamliya ay saameeyeen.


Xildhibaan Maxamed weli Axmed oo ka codsaday dawlada Australia inay ka qayb qaadato gargaarka abaaraha


Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now