"Xiriir booliska iyo bulshadu wuu xumaday" Cabdirahman Fure

Duffy Square after the verdict in the trial of former Minneapolis police officer Derek Chauvin, found guilty of murder in the death of George Floyd Source: Anthony Behar/Sipa USA
Kadib xukunkii lagu riday askarigii dilay George Floyd, waa sidee xiriika booliska Minneapolis iyo bulshadu? waxaa nooga waramay suxufi Cabdirahman Xuseen Fure British oo ku sugan Minneapolis.
Share