Source: SBS Somali27 qof ayaa illa iyo hadda sanadkan hargab ugu dhimatay dadka Australia iyada oo tirada dadka uu dhacay ay laban laabantay. Waxaan ka waraysanay Dr Omar Salad iyo Faiza Mahad.
27 qof ayaa illa iyo hadda sanadkan hargab ugu dhimatay dadka Australia iyada oo tirada dadka uu dhacay ay laban laabantay. Waxaan ka waraysanay Dr Omar Salad iyo Faiza Mahad.