Khalid Source: KhalidKhalid waxa uu kamidyahay Qurba joogta Somalida Australia, Melbourne waxana uu xiligan joogaa Magaalada Muqdisho oo uu kawado ololihiisa Musharaxnimada Xildhibaanada Federalka Somalia oo lagu wado in lasoo xulo bishan dhamaadkeeda
Khalid waxa uu kamidyahay Qurba joogta Somalida Australia, Melbourne waxana uu xiligan joogaa Magaalada Muqdisho oo uu kawado ololihiisa Musharaxnimada Xildhibaanada Federalka Somalia oo lagu wado in lasoo xulo bishan dhamaadkeeda