Australia sidee loo daryeelaa Xayawaanka.

Source: AAP, Getty / Getty Images/AAP
Australia waa wadan Xoolo iyo xayawaanka kalaba (mid dadka la noo iyo mid duur joogaba) hodan ku ah. Dowladu waxay u samaysay xeerar haga dhaqashada iyo daryeelida noolahaas. barnaamijkan Settlement Guide ka ayaa wax badan oo ku saabsan noolahaas ifinaya.
Share