Hiiraan Online Source: Hiiraan OnlineMadaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo wareysi siiyey Idaacada SBS Somali ayaa shegay in beesha caalamka aysan diidikarin xildhibaan Qaybdiid waayo waa shaqsi dalka xilal kala duwan kasoo qabtay burburkii kadib
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo wareysi siiyey Idaacada SBS Somali ayaa shegay in beesha caalamka aysan diidikarin xildhibaan Qaybdiid waayo waa shaqsi dalka xilal kala duwan kasoo qabtay burburkii kadib