SKIP TO MAIN CONTENT

Victorian government to provide asylum seekers free access to TAFE.

asylum seekers funding programe.
Source: SBS

Victorian government to provide asylum seekers free access to TAFE.


Published

Updated

By Amelia Dunn

Presented by Mohamed A Madar.

Source: SBS



Skip to podcast episode content

Victorian government to provide asylum seekers free access to TAFE.


Xukuumada Victoria ayaa ku dhawaaqday $10 million in ay ku bixinayso waxbarashada TAFE  ka oo lasiinayo dadka magangaliya doonka ah ee gudaha wadanka Australia ku nool.

Deeqdan cusub ayaa timid kadib markii guula badan laga gaadhay deeq tanoo kale ahayd oo 2016 sidanoo kale loo siiyay, socotayna mudo 2 sano ah, taasoo ay ka faa'iidaysteen dad gaadhaya 3,000 , iyadoo ay ooga faa'iidaysteen koorsooyin sare loogu qaadayo heerka Luqada Englishka iyo xirfad u abuurka dadka Magangaliya doonka ah.

dadkan ayaan inta badan helin waxbarashooyin kuwanoo kale ah, iyadoo ilaa iyo haatana ay yihii labada gobol ee qorshahan fuliya Victoria iyo NSW, iyadoo Victoria ay tahay haatan gobolka oogu badan dhanka deeqdaas la taaranayo dadka Magangalyo doonka ah ee ku nool Australia.

faahfaahin dheeraada kala soco qaybta codka ee barnaamika.


Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now