Aabe Ilyaas Aadan oo ka hadlay qisaas lagu fuliyay labo wiil oo lagu xukmay dilka gabadhiisa Caa'isha

Source: Facebook
Puntland ayaa toogastay labo ka mid ah rag lagu xukumay kufsigii iyo dilkii Caa'isha oo ka dhacay Gaalkacyo.
Share
Source: Facebook