SKIP TO MAIN CONTENT

Abaaro ba'an oo laga soo sheegayo gobolka Soomaalida Itoobiya

Cows in drought affected areas in Australia
Photo: Brook Mitchell Source: Getty

Iyadoo roobabkii sanadkan la waayay ayaa waxaa abaaro ba'an laga soo sheegayaa qaybo kale ee bariga Africa. Gobolka Soomaliada Itoobiya ayaa la sheegay in biyo la'aan darani ka jirto waxaana codi gargaar loo diray dalka iyo dibadaba. Cabdallahi Farah oo ah ka mid ah Jaaliyada reer Sydney ee Australia haddase ku sugan Jigjiga ayaa nooga waramay xaaladda abaaraha.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Iyadoo roobabkii sanadkan la waayay ayaa waxaa abaaro ba'an laga soo sheegayaa qaybo kale ee bariga Africa. Gobolka Soomaliada Itoobiya ayaa la sheegay in biyo la'aan darani ka jirto waxaana codi gargaar loo diray dalka iyo dibadaba. Cabdallahi Farah oo ah ka mid ah Jaaliyada reer Sydney ee Australia haddase ku sugan Jigjiga ayaa nooga waramay xaaladda abaaraha.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now