Madaxa Barnaamijka HCC Abdiaziz farah Ayaa sheegay in ay ku hawlanyihiin sidii dhalinyarada shaqo la'aanta haysa ee wax ku barta Australia Gaar ahaan Gobolkan Victoria Sidii shaqo loogu raadinlahaa iyagoo lakaashanaya hay'adaha quseyso arintaas
Share




