Kooxo isku dayaya inay qaxootiga ka celiyaan Yurub.
AAP Source: AAP
Kooxo kasoo horjeeda qaxootiga ayaa isku dayaya inay joojiyaan doonyaha qaxootiga wada ee Yurub soo gala. Talaabadan ayaa imanaysa iyadoo madaxda Midowga Yurub ayaa isku raaceen inay sii dheereeyaan gargaraarka howlgalka xad ee Liibiya.
Share