Axmed Madoobe oo booqasho ku jooga Boosaaso.

Source: Garaweonline.com
Axmed M Islam, madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland, ayaa booqasha ku jooga Puntland, si gaara Boosaaso, waxayna kulama yeesheen Siciid C/laahi Deni, madaxweynaha dawlad gobaladeedka Puntland.
Share