Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese iyo Jodie Haydon oo ku aqal-galay aqalka 'The Lodge' Credit: Supplied
Ra’iisul Wasaaraha Australia Anthony Albanese iyo lamaantiisa Jodie Haydon ayaa maalinkii sabtida ee November ahayd 29 isku guursaday, maglaada Cambera, halkaas oo ay ka dhacday xafladdii meherkoodu.