Amina Dirie "sidee uga badbaadnaa badweynta aan soo galnay?"

Source: Supplied
Amina Dirie waxay Australia timid 30 sano kahor. Waxay nooga waramysaa nolosha Australia iyo sida Jaaliyada Soomaalidu uga faa'iidaysan wayday fursadaha dalkan yaala.
Share