Canab Daahir oo kamid aheyd Tartamayaashii doorashada Jubbaland ayaa heshay 17 Cod

Source: Jubbaland Tv
Canab daahir oo heshay 17 cod Doorashadii Jubbalandee 22kii Agoosta ka dhacday Magaalada Kismaayo iyadoo doorashadaasi uu ku guuleystay madaxweynihii Hore ee Jubbaland Axmed madoobe
Share