Anders Breivik oo dilay 77 qof ayaa codsanaya in la sii daayo

Anders Behring Breivik, convicted of terrorism, sits in the makeshift courtroom in Skien prison in Norway on the second day of his parole hearing. Source: NTB POOL
Wuxuu gaystay dilalkii ugu badnaa Norway 10 sano ka hor haddana wuxuu dalbanayaa in la sii daayo. Andre Brevik ayaa lagu xukumay 20 sano laakiin sharciga Norway ayaa ogol in qofku 10 sano ka dib codsado in damaanad lagu sii daayo.
Share