Cod si sir ah loo duubay ayaa buuq kale kusii abuuray hogaamiyaha One Nation Pauline Hanson. Codkan ayaa waxaa laga maqlay Hanson oo ka walaacsan ay dadku ogaado cida bixisay lacagta ku baxday diyaarad yar oo xisbiga la siiyay.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

