SKIP TO MAIN CONTENT

Ausralian Tax Office oo gunnadii JobKeeper kalasoo noqonaya dadka qaar

JobKeeper
Xafiiska cashuuraha Australia (ATO) oo dib ugu qaannabay gunnadii JobKeeper, dad ay sheegeen in aanay sharci u lahayn Source: Getty Images/courtneyk/AAP Image/April Fonti

Xafiiska Cashuura Australia (ATO) ayaa qaaday olole ay dadkii si aan sharci ahayn u qaatay gunnadii JobKeeper, kagala soo noqonayaan. Arrtinta ayaa dad badan, oo isu haystay inay sharci u lahaayeen, werwer ku abuurtay, kadib markii ay heleen waraaq faraysa inay soo celiyaa calagtaa.

Published

Updated

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Xafiiska Cashuura Australia (ATO) ayaa qaaday olole ay dadkii si aan sharci ahayn u qaatay gunnadii JobKeeper, kagala soo noqonayaan. Arrtinta ayaa dad badan, oo isu haystay inay sharci u lahaayeen, werwer ku abuurtay, kadib markii ay heleen waraaq faraysa inay soo celiyaa calagtaa.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now