Maalinta Australia Day-da iyo khilaafka ka taagan.

Defence personnel march past with the Australian flag at an Australia Day Citizenship Ceremony and Flag Raising event in Canberra. Source: AAP
Maamilinta Australia Day-da (26 January) ayaa mudo loo dabaaldegayay in ay tahay maalin qaran, balse mudooyinkan danbe ayaa waxaa isa soo tarayey aragtiyo kasoo horjeeda, una arka in ay tahay maalintii dadka wadanka loogu yimid lagu soo duulay.
Share